Home » Europe » Klopp oo ka hadlay xaaladda Coutinho, haddii u dhalin karo 20-gool xilli ciyaareedka, In Uu Kasban Karo Kalsoonida Taageerayaasha.

Klopp oo ka hadlay xaaladda Coutinho, haddii u dhalin karo 20-gool xilli ciyaareedka, In Uu Kasban Karo Kalsoonida Taageerayaasha.

Qaybtii hore ee xilii ciyaareedka waxa uu ahaa mid  wanaagsan walina waa wanaagsanyahay  sida aan ka arkayo Coutinho, waa uu xumaa tan iyo markii uu kasoo laabtay dhaawaca laakiin lama micna aha in uu  u ciyaaray sixun kaliya markii uu soo laabtay.

 

Waxa uu ahaa mid  wanaagsan kulankii uu wajahay Chelsea , kadib markii  ay ka haraantiyeen madaxa, waqitiga Klopp ayaa bilaabay in uu cadaadis saaro, asagoo ka dalbaday wax badan waraysiyadiisii lasoo  dhaafay.

Hadii aan gaarno Champions League waxa uu noo ahaan doonaa muhiim  waana hubaa in uu bilaabo dhalinta goolasha si dhaqso ah asagoona si ku  filan u heli doona kalsoonida  taageerayaasha.

 

Wali waxa aan dareemayaa in uu dhalin  karo 20-gool xilli ciyaareedka  hadii uusan dhaawac soo gaarin asagoona sheegay in curdunkan 24-jirka ahi, uu gaari karo wax ka badan hadafkaas.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *