Home » Horyaalada » Koox Spain Ka Dhisan Oo Dib U Bilaawday Wada Hadalka Ku Aadan Andrea Belotti.

Koox Spain Ka Dhisan Oo Dib U Bilaawday Wada Hadalka Ku Aadan Andrea Belotti.

kooxda kubada cagta ee Barcelon ayaa dib u bilaawday wada hadalka ay ku dooneyso xidiga u ciyaara Kooxda Torino ee Andrea Belotti waxeyna dooneysaa in ay lasoo wareegto markii  la gaaro suuqa kala iibsiga xili ciyaareydka soo aadan.

Barca ayaa isha ku haysa sida ay kusoo xera galin lahyd xidigan markii la gaaro daaqa kala iibsiga ciyaartoyda sidoo kale Andrea Belotti ayaa 22-goal ka dhaliyey Horyaalka Seria A xili ciyaaryedkan ayaa u muuqda mid bandhig wacan soo bandhigayo.

Weeraryahanka ayaa horey u diiday labo koox ka ciyaarta horyaalka Prmier League balse waxaa suurta gal ah in uu u dhaqaaqo Garoonka Camp Nou.

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *