Home » Horyaalada » Kulan Caqliyeesan?!! Mauricio Pochettino Si La Yaab Leh Uga Hadlay kulankii Chelsea Ay Ka Adkaaden

Kulan Caqliyeesan?!! Mauricio Pochettino Si La Yaab Leh Uga Hadlay kulankii Chelsea Ay Ka Adkaaden

 Tottenham muhiimadeyda ma ahny in ay soo jarto dhibacaha badan ay Chelsea ku hogaaminayso horyaalka Mauricio Pochettino ayaa sidaa yiri.

Macalinka hogaamiya kooxad Tottenham Mauricio Pochettino ayaa isku dayay in uu si fududu uu ula ciyaaro kooxda hogaaminaysa horyaalka premier league.

Blues oo si lama filaa ah u qabatay horyaalka premier league ayaa waxaa ay hogaanka u haysaa muddo dheer kuwaasoo toban dhibcood ku hogaaminayay muddo dheer balse Crystal Place wadada u gashay todobaadkan kuwaaso farqiga dhibcaha laga dhigay in ay Todobo dhibcood oo qura ay ku hogaamiso horyaalka.

waxeyna la ciyaari doonaan kooxda uu hogaamyo Macalin Pep guardiol ee Manchetser City waxaana ay mari doontaa tijaabo adag maadaama todobaadada soo aadan ay ciyaari doonto kulamo adag.

Dhanka kale Spurs ayaa kasoo adkaatay burnley kuwaasoo haatan fadhiya kaalinta labaad ee kala sareynta horyaalka inkastoo macalin Pochettino uu aaminsanyahy in muhiimadiisa ay tahay in uu ku dhameesto afarta sare ee horyaalka.

Mind games? Pochettino makes surprise claim about catching Chelsea

“waa sax waxaan soo jarnay seddex dhibcood balse wali wuu jiraa farqi dheer, todobo dhibcood ma ahn farqi yar”

“anaga ahaan waxaan xooga saareynaa in aan guuleysano kulamada soo aadn, tartankeena waa in aan guuleysano kulanba kulanka xiga kooxba kooxda xigta,waa muhiimada inoogu weyn anaga, waana isku dayeynaa in aan la nimaano is badal sanadkii hore ka duwan”

Pochettino ayaa kusii daray Antonio Conte in uu leeyahay qibrad sare kaasoo ku guuleystay labo sano ka hor sidoo kale lana yimid is badal xoogan xili ciyaareydkan horyaalka premier league.

“Chelsea waxaa ay ku guuleysatay horyaalka premier league labo sano iyo bar ka hor sidoo kale 80%  ciyaaryahanda kooxda waxaa ay maamuleen hogaanka horyaalka, waa ay ku guuleysan karaan ama waa ay guul areysan karaan balse waa ay maamuleen horyalka”

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *