Home » Horyaalada » La Ogaady: Midabka Cusub Ee Maaliyada Kooxda Chelsea Xilli Ciyaareedka 2017/18 Oo La Helay.

La Ogaady: Midabka Cusub Ee Maaliyada Kooxda Chelsea Xilli Ciyaareedka 2017/18 Oo La Helay.

Sida muuqaneysa marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan 2016 /17 ayaa waxa la ogaaday xagaaga danbe maaliyada kooxda Chelsea ay ku ciyaari doonto gurigeeda  midabkeeda ayaa haatan loo ogaaday qaab online ah.

 

Waxaa sidoo kale filaayaa in la soo bandhigo midabka maaliyada kooxaha Manchester United yo Arsenal todobaadyada soo aadan balse hada ayaa qaab online ah loo soo helay midabka maaliyada hogaamiyaasha horyaalka Premier League ee Chelsea.

 

Waloow aan wali si rasmi ah loo xaqiijin inay tahay mida saxda ee kooxda Chelsea Home ama marka ay gurigeed joogto ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka 2017/18.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *