Home » Horyaalada » France League I » Labo Koox Premier League Ka Ciyaarta Oo Si Wada Jir Ah U Dalbaday Daafaca Kooxda PSG Ee Marquinhos

Labo Koox Premier League Ka Ciyaarta Oo Si Wada Jir Ah U Dalbaday Daafaca Kooxda PSG Ee Marquinhos

 

Labo koox ka ciyaarta horyaalka premier league ayaa isku garbinaya doonista xidiga daafaca ka ciyaara ee koxoda PSG Marquinhos.

Chelsea iyo Manchester United ayaa wada doonaya xidigan daafaca kaga ciyaara kooxda Paris Saint-Germain ee Marquinhos.

Marquinhos Edinson Cavani Marseille PSG Ligue 1 26022017

Xidigan ayaa boos joogta ah ka heysta kooxda PSG kaasoo ku jira waayo wanaagsan maadaaama uu ku damaashaadayo kooxda PSG.

Xidigan ayaa hore u doonayeen kooxaha Real Madrid, Barcelona iyo Inter balse waxaa haatan kusoo biiray labo koox ka ciyaarta horyaalka premier league waxeyna koox walba dooneysaa in ay lasoo warergto xidigan markii la gaaro daaqada kala iibsiga ciyaartoyda.

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *