Home » Horyaalada » Macalinka Hogaamiya Kooxda Manchester United Mourinho Oo Dib Ula Soo Saxiixan Doona Xidig Ay 2.5m Isaga Iibisay Red Devils

Macalinka Hogaamiya Kooxda Manchester United Mourinho Oo Dib Ula Soo Saxiixan Doona Xidig Ay 2.5m Isaga Iibisay Red Devils

Macalinka hogaamiya kooxda Manchester United ayaa xiiseenaya in uu dib ula so saxiixdo xidiga lagu magacaawo Michael Keane kaasoo haatan u ciyaara kooxda Burnley.

Daily Mail ayaa shaacisay in United ay dooneyso in ay dib ula soo saxiixati ciyaaryahankeedii hore kaasoo Louis van Gaal isaga iibiyay  £2.5 million balse Burnley ayaa dooneysa in ay ugu yaraan £25m ku iibiso hadii ay dhacdo in ay iska gado xidigan.

Manchester United want to re-sign player who they sold for just £2.5m

sidoo kale 24-sano jirkan ayaa waxaa baadi goob ugu jireen kooxaha Chelsea, Liverpool Iyo Everton kaasoo kasoo muuqday kulankii ay England ciyaaraysay is reebreebka koobka aduunka kasoo muuqday.

Manchester United want to re-sign player who they sold for just £2.5m

Mourinho ayaa isha ku hayya daafacan qorshaha uu kula soo wareegi lahaa markii la gaaro bilawga xili ciyaareydka soo aadan kaasoo uu doonayo in uu daafac dhaxe oo hor leh in uu keeno kooxda.

Manchester United want to re-sign player who they sold for just £2.5m

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *