Home » Horyaalada » Real Madrid Oo Iibin Doonta Mid Ka Mid Ah Xidigaha BBC Lisku Yiraahdo

Real Madrid Oo Iibin Doonta Mid Ka Mid Ah Xidigaha BBC Lisku Yiraahdo

Real Madrid ayaa isku diyaarinaysa in ay iska iibiso mid ka mid ah Cristiano Ronaldo, Gareth Bale ama Karim Benzema markii la gaaro suuqa kala iibsiga sida laga soo warinayo hilinka caanka ah ee Don Balon.

Los Blancos ayaa dooneysa in ay iska fasaxdo xidigan midkood mana jiraan sababo cad ay sheegtay oo ay isaga fasaxyso xidigahan.

Karim Benzema Gareth Bale Cristiano Ronaldo Isco Real Madrid

maamulka Santiago Bernabeu ayaa shaaca ka qaadeen in ay soo bandhigi doonaan sababaha ay isaga fisixi doonaan xidigaasi kaasoo ay wali shaaca ka qaadin xidiga rasmiga ah ee ay kooxda ka fasixi doonto.

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *