Home » Europe » Champions League » Majiraa Goolhaye Ka Wanaagsan Oo Joogo Europe Kasper Schmeichel?

Majiraa Goolhaye Ka Wanaagsan Oo Joogo Europe Kasper Schmeichel?

Schmeichel GFX

Champions League waa riyadiisa ugu fog, waayo, Kasper Schmeichel markiisii uu u ciyaarayay kooxda Falkirk ayuu rajeynaayay mar uun inuu ku guulaysto. wuxuu lahaa magaca laakiin aan aqoonsi wayn lahayn.

Schmeichel ayaa waqti dheer haminaayay Champions League haadana waa markiisii ugu horeysay ee uu heerkaan ka soo gaaro, muran kama taagano inuu yahay goolhaye ugu fiican hada Champions League.

Waxaa jiro goolhaye yaal wali ku fiican ilaalinta shabaqa sida Manuel Neuer iyo Gianluigi Buffon balse hada asaga ayaa ka wanaagsan maadaama uu kooxdiisa u sameeyay shabaq ilaalin cajiib ah.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *