Home » Horyaalada » Real Madrid Oo Xaqiijisay Eden Hazard In Ay Heshiis La Gaartay Malkiilaha Chelsea Maxa Ka Qaldamay !!!

Real Madrid Oo Xaqiijisay Eden Hazard In Ay Heshiis La Gaartay Malkiilaha Chelsea Maxa Ka Qaldamay !!!

Kooxda Real Madrid ayaa shaacisay in ay lasoo wareegtay xidiga reer Belgium oo ay Chelsea ku duusho ee Hazard kaasoo ay mudo baadi goob ay ugu jirtay.

Eden Hazard ayaa ogolaaday in uu ku biiro kooxda Real Madrid kaasoo ku raacay mushaaraadka badan uu ka qaadnaayo Los Blancos wuxuu doorbiday in uu xidig heer sare ka ahaado garoonka Stamford Bridge ee galbeedka London.

Hazard ayaa dhawaanahan la hadal hayyey in uu ku biirayo kooxda Real Madrid wuxuuna dhawaanahy baranayey luqada Spain si ay uga adkaan ku hadalka luqada ama la qabsiga caasimada dalka Spain ee madrid.

Mar ay ka hadlyen qoyska Hazard u dhaqaaida Real Madrid waxey sheegeen in ay ku faraxsanyihiin goaanka uu qaatay inkastoo ay xusid mduantahay in ay qoyska ay jecelyihiin in uu baaiq kusii ahaado London.

Waxaana xusid mudan maanta in ay tahay maalin ay ku farxayaan taageerayaasha Real Madrid balse ay murugoonayaa jamaahiirta Chelsea maadama ay maqleen Hazard in uu ka tagay kooxda balse waxaa la ialawi karin in ay tahay maanta kowda bisha Aprin oo ay ku saleysantahay maalinta beenta aduunka.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

One Response to Real Madrid Oo Xaqiijisay Eden Hazard In Ay Heshiis La Gaartay Malkiilaha Chelsea Maxa Ka Qaldamay !!!

  1. mahad deeq Reply

    1-April-2017 at 6:51 pm


    hazard waynu Ku farax sanhy in uu Ku biiro kooxda biqortooyada waayo wax wyn ayuu Ku soo kordhinayaa kooxda waa xidig u qalma in uu Ku biiro Madrid waayo Madrid qof walba marabto qof aan wax Ku sii kor dhineen mahadsanid brother

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *