Home » Horyaalada » Manchester United Oo Iska Fasixi Doonta Juan Mata & Jose Mourinho Oo Goor Hore Calaamadeestay Xidiga Uu Ku Badalan Lahaa Juan Mata

Manchester United Oo Iska Fasixi Doonta Juan Mata & Jose Mourinho Oo Goor Hore Calaamadeestay Xidiga Uu Ku Badalan Lahaa Juan Mata

Qof walba ayaa ogsoonaa in Juan Mata iyo Jose Mourinho aysan meel wada joogi karin taasoo la wada ogsoonyahay waxa dhax maray markii ay ku wada sugnaayeen kooxda Chelsea basle haatanne isku hasytaan kooxda Manchester United.

Xidigan rer spain ee qadka dhaxe ka ciyaara ayaa Manchester United kusoo biiray ka dib markii ay chelsea Mourinho iskugu soo dhaceen kaasoo 16-gool u dahliyay 38-kulan ee uu saftay united.

Si walba Manchester united ayaa haatan albaabda u fureysa xidigan 28-sano jirka ah kaasoo ka tagi doona kooxda markii uu suuqa kala iibsiga furmo.

balse halkaasi kuma eka waxaa ay isku diyaarinaysaa in ay soo qaadato xidiga ay ku badaln laheyd xidigan kaasoo macalinka ree portugal uu doonayo in uu lasoo saxiixdo xidiga lagu magacaawo Anderson Talisca.

Manchester United want to sell Juan Mata and Jose Mourinho already has a replacement

Anderson Talisca ayaa ka ciyaara horyalka Turkish-ka kaasoo xili wacan ku qaadanaya kooxda Besiktas waxaana la aaminsanyahay in uu noqon doono badalka Juan mata in uu noqon dono xidigan.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *