Home » Horyaalada » Maqnaasaha Ibrahimovic , Wayne Rooney, Anthony Martial Iyo Marcus Rashford Sidee Uu Noqon Kara Weerarka Uu Soo Xulan Doono Macalin Jose Mourinho

Maqnaasaha Ibrahimovic , Wayne Rooney, Anthony Martial Iyo Marcus Rashford Sidee Uu Noqon Kara Weerarka Uu Soo Xulan Doono Macalin Jose Mourinho

Macalin Jose Mourinho ayaa shaqo adag hortaal ka dib markii uu booqdo garoonka uu hore ugu soo arimiyey ee Stamford Bridge kaasoo horkacaya kooxda Manchester United.

Mourinho ayaa weynaya afarta xidig ee kooxda Weerarka ugu ciyaara kulanka uu la ciyaarayo kooxda Chelsea tartanka FA Cup-ka.

 

Macalinka Reer Portugal ayaa ogsoon in Ibrahimovic uu kaga maqan yahay Ganxaax ka dib markii uu qalad ka galay xidiga lagu magacaawo Tyrone Mings, balse Wayne Rooney, Anthony Martial iyo Marcus Rashford ayaa dhamaantood la aaminsayhay in ay kulankan ku seegayaan dhaawacyo ay qabaan owgii.

Maqnaashaha ciyaartoydan Mourinho ayaa looga fadhiyaa cida uu usoo xulan lahaa weerarka kooxda kaasoo ay adagtahy in laga fakado balse lagu yaqaan macalinkan in uu shax cusub lasoo galo markii ay dhacdooyinkan oo kale ay soo wajahaan.

Hadaba Waxaan Eegi Doonaa Sida Uu Noqon Karo Weerarka Kooxda United Oo Mourinho Lasoo Shar Tagi Doono.

Isticmaalka Fellaini Oo Ka Dhigan Weerar Jajaban

 

How could Man Utd line up v Chelsea amid striker crisis?Mkhitaryan Oo Ku Habooneen Weerarka.

How could Man Utd line up v Chelsea amid striker crisis?

3-5-2 Si Wada Jir Ah Mkhitaryan Iyo Fellaini

How could Man Utd line up v Chelsea amid striker crisis?

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *