Home » Horyaalada » Marchisio: Iniesta Wa Xidiga Ugu Muhiimsan Ciyaaryahanda Barcelona

Marchisio: Iniesta Wa Xidiga Ugu Muhiimsan Ciyaaryahanda Barcelona

Claudio Marchisio ayaa shaaca ka qaaday Andres Iniesta inuu yahay xidiga ugu muhiimsan ciyaaryahanda kooxda Barcelona.

Xidigan qadka dhaxe ka ciyaara ayaa afar jeer tartanka Champions league ku guuleystay iyo seddex koob oo koobka kooxa aduunka oo Barcelona ah iyo hal koob aduun oo Xulka Spain ah.

Si kastaba 32=sano jirkan ayaa u muuqda mid sii wiiqmaya maadama uu watqiga ka daba yimid waxaana xusid mudan xidigan in uu yahay xidiga ku caanbaxay baasaska gaagaaban kaasoo haatan si heer sare ah ula ciyaara kabtanka xulka Argentina ee Lionel Messi.

Marchisio Juventus

Balse Marchisio ayaa sheegay in xidigan reer Spain uu yahay mid heer sare ah kuna haboon in laga dhigo kabtanka kooxda Barca.

Andres Iniesta Spain Israel WC Qualifier

“halbowlaha kooxda Barcelona waa Iniesta wuxuun aku muteestay xirfadiisa kubada cagta iyo sida dagan uu u ciyaarayyo” ayuu Marchisio ugu waramay JTV oo kasoo baxa dalka talyaaniga.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *