Home » Horyaalada » Mata Oo Shaaca Ka Qaaday Cuntada British-ka Ah Mida Uu Ugu Necebyahay

Mata Oo Shaaca Ka Qaaday Cuntada British-ka Ah Mida Uu Ugu Necebyahay

Maareeyaha kooxda Manchester United Juan Mata ayaa shaaca ka qaaday raashiinka uu ugu necebyahay cunada laga cuno dalka England.

Xidigan ayaa hore loogu sheegay in cunooyinka England ay yihiin kuwa ugu xun dunida misana adagtahay in si sahlan loola qabsad.

Weeraryahankii hore kooxda Chelsea ayaa cadeeyay in uu aad u necebyahay malaayga iyo Jibsiga wuxuuna kusii daray in uu wax badan ka filanayey cunooyinka wadanka balse “qof walba wuxuu i dhihi jiray cuntadaasi ma fiicno”.

Balse wuxuu shaaca ka qaaday in uu u dhaqaaqayo UK uuna ka tagayo Valencia sanadii 2011-ka kaasoo wax badan ka filanayey dalka uu ajnabiga ku noqonayyo ee England.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *