Home » Europe » Maxaad Kala Socotaa Laacibiiintii Qadka Dhexe Ee Soo Maray Horyaalka Premier League Ku Woodii Ugu Goolasha Badnaa

Maxaad Kala Socotaa Laacibiiintii Qadka Dhexe Ee Soo Maray Horyaalka Premier League Ku Woodii Ugu Goolasha Badnaa

Waxaan xogtaan ku soo bandhigi doonnaa laacibiin aad ugu caansanaa ka ciyaarista qadka dhexe ku waa soo soo maray horyaalka England Premier League oo ahaa kuwo laga cabsado markeey timaado gool dhalinta ayagoon weerar aheeyn.

1. Lampard |
kooxdiisa: Chelsea, Manchester City | kulamada: 609 | Goolasha: 177.

2.Steven Gerrard |
kooxdiisa: Liverpool | kulamada: 504 | Goolashas: 120.

3. Ryan Giggs |
kooxdiisa: Manchester United | kulamada: 632 | Goolasha: 109.

4.Paul Scholes |
kooxdiisas: Manchester United | kulamada: 499 | Goolasha: 107.

5.att Otisieh |
kooxdiisa: Southampton | kulamada: 270 | Goolasha: 100.

6.Cristiano Ronaldo |
kooxdiisa: Manchester United | kulamada: 196 | Goolasha: 84.

7.Gary Speed |
kooxdiisa: Leeds, Everton, Newcastle, Bolton | kulamada: 535 | Goolasha: 80.

8.Kevin Nolan |
kooxdiisa: Bolton, Newcastle, West Ham |kulamada: 401 | Goolasha: 69.

9.David Beckham |
kooxdiisa: Manchester United | kulamada: 265 | Goolasha: 62.

10. Robert Pires |
kooxdiisa: Arsenal, Aston Villa |kulamada: 198 | Goolasha: 62.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *