Home » Europe » Maxay Cristiano Ronaldo Kaga Dhignaayeen Labadii Gool Ee Uu Ka Dhaliyay Xulka Hungury?

Maxay Cristiano Ronaldo Kaga Dhignaayeen Labadii Gool Ee Uu Ka Dhaliyay Xulka Hungury?

 

Waxa uu ahaa Goolkiisii 70-aad kadib 136-kulan oo uu u saftay waddankiisa, Cristiano Ronaldo ayaa ku hoogaamiyay Portugal in ay si fudud 3-0 ku khaarijiyaan Hungury, waddan walba oo uu Ronaldo laba gool oo Hungury uga dhaliyay Euro 2016 ayaa keentay in labada xul ay bareejo ku kala baxaan balse soo noolaysay rajada Portugal ay ka lahaayeen ku guulaysiga koobka.

 

Majiro ciyaaryahan waqtigan cayaara oo ka goolal badan xidiga Real Madrid, halka  Miroslav Klose oo dhaliyay (71), Sandor Kocsis oo dhaliyay (75) iyo Ferenc Puskas oo dhaliyay (84) ay yihiin ciyaaryahanada reer Europe ee ka goolasha badan Cristiano Ronaldo dhammaan taariikhda qaramada.

Ronaldo ayaa sidoo kale hogaaminaya gool dhalinta is reeb reebka koobka adduunka asagoona shabaqa soo taabtay sagaal jeer.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *