Home » Horyaalada » France League I » Mbappe Oo Ka Hadlay U Dhaqaaqida Kooxda Reer Spain Ee Real Madrid

Mbappe Oo Ka Hadlay U Dhaqaaqida Kooxda Reer Spain Ee Real Madrid

Kylian Mbappe ayaa shaaca ka qaaday in uu diyaar u ahayn in uu u dhaqaaqo Real Madrid balse sheegay mustaqbalka in uu mar qura Bernabeu ku ciyaari doono.

Xidiga Monaco kusoo caanbaxay ayaa looga yeeray xidigaha waaween ee xulka France kaasoo insha ku hayye kulankiia ugu horeeyay in uu u ciyaaro xulka France waxaana la ogsoonyahay in ay baadi goob ay ugu jiraan kooxaha qaarada yurub ugu waaweyn sida Arsenal Iyo Manchester United.

ka dib guuldaradii 2-0 ahayd oo ay Spain kala kulmeen ciyaarti ka dhacday magaalda Paris ee dalka France habeenimadii Talaadada ahayd ayaa waxey abuurtay in si weyn loo hadal hayyo xidigan kaasoo wacdaro ka dhigay ciyaartaasi.

Balse 18-sano jirkan ayaa si deg deg ah u sheegay in uu diyaar u ahayn i uu u dhaqaaqo Bernabeu inta laga gaarayo da’da 25-ka sano kaasoo lacago tira badan ay ku dooneysay Los Blancos, si kastaba wuxuu sheegay in uu mustaqbalka mar uu u dhaqaaqi doono Real Madrid.

“Maanta waxaan ku suganahay Monaco Real madrid waan arki doonaa sida ay noqon doonto, haatan Monaco ayaan u ciyaaraa, Real Madrid waa koox wanaagsan balse waxaa ii dhiman in aan wax badan ka barto kubada cagta” ayuu Yiri Mbappe.

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *