Home » Horyaalada » Mid Ka Mid Ah Kooxaha Talyaaniga Oo Baadi Goob Ugu Jirto Romelu Lukaku

Mid Ka Mid Ah Kooxaha Talyaaniga Oo Baadi Goob Ugu Jirto Romelu Lukaku

Kooxda reer talyaani ee Milan ayaa dooneysa in ay lasoo wareegto xidiga wacdarada ka dhigaya horyaalka premier league sida laga soo warinayo Via TalkSport.

xidigan reer Belgium ayaa hogaaminaya gool dhalinta horyaalka premier league kaasoo 24-jeer shabaqa soo taabtay waxaana uu iska diiday in uu Everton uu heshiis cusub qalinka ugu duugo wuxuuna shaaca ka qaaday in uu doonayo in uu ciyaaro tartanka Champions league.

sidoo akle Manchester United iyo Chelsea ayaa doonayaan xidigan in ay lasoo wareegaan xidigan halka Bayern Munich iyo Real Madrid ay ugu jiraan baadi goob Milan ayaase ah kooxda ugu danbeysa ee haatan soo dalbaneysa xidigan reer Belgium kaasoo maanta shaaca ka qaaday in uu dib ugu laaban doono gegeada Stamford Bridge.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *