Home » Horyaalada » italian Serie A » Milan Garabkeeda Suso Oo Noqday Ciyaaryahanada Ugu Horeeyo Ee Arsenal La Soo Saxiixan Doonto.

Milan Garabkeeda Suso Oo Noqday Ciyaaryahanada Ugu Horeeyo Ee Arsenal La Soo Saxiixan Doonto.

Image result for jesús joaquín fernández sáenz de la torre

Xidiga u ciyaaro kooxda AC Milan una dhashay dalka Spain ayaa noqday saxiixyada ugu horeeyo  ee uu la soo saxiixan doono macalin Arsene Wenger.

macalinka reer France ayaa lasiin doonaa heshiis halsana ee uu kooxda kula sii joogi doono.

ninkaan ayaa qorsheystay xidigo uu kamid yahay xidigaan reer Spain ee u ciyaaro kooxda AC Milan.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *