Home » Europe » Miyay Isco Iyo James Ay Yihiin Kuwa Isla Socon Kara Ama Iska Garab ciyaari Kara?Zidane Ayaa ka Jawaabaya.

Miyay Isco Iyo James Ay Yihiin Kuwa Isla Socon Kara Ama Iska Garab ciyaari Kara?Zidane Ayaa ka Jawaabaya.

Suaasha la waydiiyay tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa aheeda haddii Isco iyo James ay yihiin kuwa iska garab ciyaari kara ama aan iska cayaari karin?

Ninka reer France ayaa caddeyay arrinta, asagoona markale kaga hadaly shir saxaafadeedka ka horreya ciyaarta ay Real ,Madrid la ciyaari doonto Real Betis.

Way isla socon karaan wayna u ciyaari karaan si wada jir ah,”ayuu si isbiirad uu ku jiro ugu sheegay wariyaasha.

 

Ma isla socon karaan mase maya, xaqiiqda ayaa ah in xidigahan qadka dhexe ay si adag u wada ciyaareen xilli ciyaareedkan tartan kasta.

In the Champions League, in fact, they haven’t played a single minute together.

Marka laga hadlo Champions League, xaqiiqdii, ma aysan u ciyaarin xita hal daqiiqo si wada jir ah.

 

Waa wax aan yaab laheen, qaas ahaan marka aad aragto tiro koobka  laga sameeyay Isco marka la joogo tartamada Europe.

Kaliya waxa uu ciyaaray 77-daqiiqo kadib siddeed kulan oo ay Real Madrid ku lug yeelatay.

 

Marka laga hadlo Club Worl Cup labadan ciyaarahayan ayaan isla soo muuqan, ayadoo Jamed uu ka qayb qaatay Semi Final-kii, halka Isco uu asna ciyaaray Finalka.

 

Sidoo kale Supercopa d’Europa ayaysan wada ciyaarin, ayadoo 66-dii daqiiqo ee ugu horreesay uu ciyaaray xidiga reer Spain halka Colombian-ku uu ciyaaray 18 daqiiqo oo lagu waqtiga dheeriga ah ee ciyaarta.

 

Kaliya LaLiga iyo Copa del Rey ayay u wada ciyaareen si sax ah, 121-daqiiqo oo horyaalka ah iyo 120-daqiiqo oo Cup-ka ah, laakiin inta badan waxay ahaayeen kuwa la badalo.

 

Seddex cayaarood ayay dhacday oo kala ah Leganes, Espanyol and Eibar.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *