Xidigii hore kooxda Chelsea Michael Essien iyo Carlton Cole ayaa xabsi wajihi doonaan sida laga soo warinayo wararka kasoo baxaya Indonesia ka dib markii ay Sharciyada socdaalka ah ku xad gudbeen.

Labadan xidigan ayaa ku jiran xidiga ugu magac sareeya ee ka ciyaara Indonesia kuwaasoo ay usoo daawasho tagaan boqolaal taageere oo doonayya in ay fiirsadaan qaabka ay tawabarka u sameenayaan.

Balse haatan waxaa qiilqiil ku jira sida ay kusii joogi lahaayeen wadanka kuwaasoo wadada kooxda Persib Bandung ay mareen sharci socdaal ayakoo u haysan ama warqad cadeyn u heysan.

“Waa maalin Talado oo ay 18-ka April ku beegantahay sanada 2017-ka,Persib Bandung ayaa soo saartay in aysan aqbalaad aysan ka heynin xidigahaan balse xidigahan booqashada ku jireen uu waqtiga ka dhacay” ayuu yiri madaxa diiwaan galinta kooxda Persib Bandung.

“waa dad caan ah waa in ay maraan qawaaniinta loogu dhaqmo wadanka Indonesia”

Shuruucda wadanka Indonesia ayaa ah kuwa aan sahlaneen waxaana ugu badnaan xabsiga lsi dhigaa ilaa shan sano.

Essien & Cole face jail for breaking Indonesian immigration laws

“tani waxey la atahy mid kaftan ah, waxaa ay doonayaan magaca Indonesia in ay hoos u dhigaan”

“Qof walba waa uu ogsoonayahy Essien waa xidig magac weyn ku leh qaarad yurub iyo qaarda madoow ee afrika, bals muusan isa soo diiwan galin”

 

Essien and Cole nevertheless face a spell on the sidelines while the situation is resolved, after joining the club in March.

 Xidigahan aya au baxay socdaal oo ay ku doonayeen in ay iska soo damaashaadaan ka dib ciyaartii 0-0 ay la galeen kooxda Arema waxaana la sugi doonaa sharci dhawraha Indonesia waxa uu ku dhawaaqo.