Home » Maxaa Cusub » Mourinho Oo Lasheegay Guardiola Inuu Ka Fiican Yahay Waxaa Sidaa Aaminsan Macalin Karanka.

Mourinho Oo Lasheegay Guardiola Inuu Ka Fiican Yahay Waxaa Sidaa Aaminsan Macalin Karanka.

http://images.performgroup.com/di/library/omnisport/de/5a/

Aitor Karanka ayaa tilmaamay inaanu shaki ku jirin tababaraha adduunka ugu fiican inuu yahay Jose Mourinho, wuxuu sheegay Jose Mourinho inuu yahay mid kahoreeyo macalin Guardiola.

Jose Mourinho waa macalinka ugu fiican aduunka, maahan Pep Guardiola, waa marka loo eego afkaarat macalinka Middlesbrough ee lagu magacaabo Aitor Karanka.

Mourinho iyo Guardiola ayaa gaaray Manchester ka hor xilli ciyaareedkan, waxaa loo magacaabay United iyo City, sidaana way ku kala horreeyaan xagga iyo xushmada.

Karanka, ayaa kooxdiisu wajahayso sabtida kooxda City ciyaar katirsan koobka FA Cupka quarter-finalihiisa, wuxuu rumaysan yahay United macalinkeeda inuu kakeenay tagtikada tababaraha fiican.

“Pep maahan kan ugu fiican aduunka. Macalinka ugu fiican aduuukna waa Jose Mourinho,” sidaa ayuu u sheegay jaraaidyada UK.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *