Home » Maxaa Cusub » Mourinho Oo Sheegay Rashford Inuu Ka Filayo Halgan Xilli Ciyaareedkan.

Mourinho Oo Sheegay Rashford Inuu Ka Filayo Halgan Xilli Ciyaareedkan.

Mourinho: I expected Rashford to struggle this season

Halganka Marcus Rashford iyo qaab ciyaareed sarre ayaa yimid waliba si layaanle Jose Mourinho ayaa sidaa aaminsan- laakiin tababaraha Manchester United ayaanan wax walwal ah ka qabin xidigaan qaab ciyaareedkiisa sarre.

Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa sheegay inuu si buuxda u yahay Weeraryahanka uu filayo xidigaan lagu magacaabo Marcus Rashford xilli ciyaareedkan adag.

19 sano jirkaan ayaa ku riyaaqay xilli xal xilli ciyaareed oo cajiib ahaa uu ka hoos shaqeeyay macalin Louis van Gaal sanadii 2015-16, lakiin waxa uu ku dhibtooday sida ciyaaryahanada loo kala safo kadib markii uu Mourinho qabtay kooxda ku ciyaarta garoonka Old Trafford.

Rashford ayaa dhaliyay kaliya todoba gool tartamada dhamaan, wuxuu kusoo bilowday 10 kulan Premier League, weeraryahankaan ayuu shaki ku jiraa inuu ciyaaro quarter-finalka FA Cup.

Mourinho, si kastaba ha ahaatee, ayaa sheegay in mar walba Rashford yahay xidig sare waa xilli ciyaareedkiisii ​​labaad oo adag ayuu sheegay sido kale wuxuu tilmaamay inuu noqon doono ciyaaryahan ka ugu fiican sanadka soo socda.

“waan ogaa inuu xili ciyaareedkan ku adkaa asaga, midka xigana wuxuu noqon doonaa mid naga yaabiya,” Mourinho ayaa sidaa yiri.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *