Home » Europe » Champions League » Neymar Oo Horkacaya Shaxda Ugu Wanaagsan Tartanka Champions League Wareegiisa 16-Ka

Neymar Oo Horkacaya Shaxda Ugu Wanaagsan Tartanka Champions League Wareegiisa 16-Ka

waxaa labadii todobaad ee lasoo dhaafay la ciyaaray wareega 16-dhamaadka tartanaka Champions league.

waxaa soo baxay kooxo waaweyn halka kooxo kale ay hareen kooxd PSG ayaa si lama filaan ah uga hartay tartanka ka dib markii isku celcelis ahaan 6-5 ku quusisay kooxda Barcelona si la mid ah kooxda Monaco ayaa soo laabasho aan la saadaalineyn sameysay ka dib markii ay 3-1 kaga adkaatay kooxda City taasoo la xasuusto lugtii hore in looga soo adkaaday 5-3.

sanadan ayaa lasoo calaamadeeyay rkooro cajiib ah oo aan hore looga arkin dhamaan kulamii hore loo soo ciyaaray tartanka Champions league.

Had iyo jeer waxaa lasoo saara shaxda ugu wanaagsan markii laga soo gudbo hal wareeg tartanka Champions league.

kooxda Juventus ayaa ah kooxda ugu xidigaha badan maadaama seddex ciyaartoy ay ku lahaatay shaxdan si la mid ah kooxaha Barcelona iyo Borussia ayaa ku wada yeeshay shaxda min labo xidig.

Hadab Wa Kuwaan 11-ka Xidig Ugu Wanaagsan Tartanka Champions league Wareegiisa 16-Dhamaadka.

 

Shaxda 4-2-3-1

Goolhayye: Oblak (Atheletic Madrid)

Daafacyada: Dani Alves, Bannucci, Sandro(Juventus) Sergio Ramso(Real Madrid).

Qadka Dhaxe: Vidal (Bayern Munich), Fabinho (Monaco).

Weerarka: Christian Puilistic(BVB), Messi, Neymar (Barcelona).

Afka Hore: Pierre-Emerick Aubameyang (BVB).

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *