Home » Europe » Neymar Oo Xalay Dhaliyay Goolkiisii 100 Asagoona Record Kajabiyay Messi

Neymar Oo Xalay Dhaliyay Goolkiisii 100 Asagoona Record Kajabiyay Messi

 

Xidig yaraha xulka qaran ka Brazil iyo kooxda Barca Neymr Jr ayaa xalay dhaliyay goolkiisii 100-aad kadib 178 kulan oo uu u saftay koxdiisa Barca

kaliyah 15 xidig ayaa horay u sameeyay Recorkaan oo kale ka dib markii eey dhaliyen 100 gool Neymar ayaana ku biray liiska ciyaaryahanada dhaliyay 100 gool waana xidigii 16-naad ee sameeya taariiq noo can oo kale ah

hadii eeynu fiirino kulamada uu ku dhaliyay Neymar 100-ka gool waa 178 kulan waxana uu ka fiican ahay xidiga caalamiga ah ee Mesi i oo 188-kulan ku dhaliayay 100 gool hal;ka Neymar  uu ku dhaliyay 178 kulan 100 gol waxaana u dhexeeya farqi 10-kulan ah

Neymar ayaa soo tiigsaday kaalinta 10-naad laacibiinta 100 gool ku dhaliay kulamo kooban  oo eey safteen

hadii eeynu eegno liiska ciyaartooyda 100 gool dhalisay waxaa kaalinta 1-aad ku jiray

1.Kubala: 100 goals in 103 games

2.Martín Alonso: 114 games

3.Luis Suárez: 120 games

4.Evaristo: 143 games

5.Eulogio Martínez: 152 games

6.Eto’o: 154 games

7.Stoichkov: 155 games

8.César Rodríguez: 161 games

9.Rivaldo: 172 games

10.Neymar: 178 games

11.Messi: 188 games

12.Zaldúa: 196 games

13.Kluivert 202 games

14.Basora: 247 games

15.Luis Enrique: 256 games

16.Rexach: 450 games

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *