Home » Horyaalada » Philippe Coutinho Oo Isha Ku Hayya Rikoor Cusub Kulanka Liverpool vs Bournemouth Horyaalka Premier League

Philippe Coutinho Oo Isha Ku Hayya Rikoor Cusub Kulanka Liverpool vs Bournemouth Horyaalka Premier League

Philippe Coutinho ayaa rajeynayaa in uu noqdo xidiga ugu goolasha badan horyaalka Premier league xidigaha reer Brazil, xidigan ayaa haatan hal gool uga harsantahay in uu noqdo xidiga ugu goolasha badan horyaalka premier league xidigaha reer Brazil.

Xidigii hore kooxda Middlesbrough Juninho ayaa ahaa xidiga rikoorkaasi heestay kaasoo 29-goal ka dhaliyay horyaalka kaasoo ka badan seddex koox oo ka dhisan waqooyiga bari.

Coutinho ayaa gooshiisa 28-aad dhaliyay kulanii ay 3-1 kaga adkaadeen Everton maalintii sabtida ahayd wuxuuna doonayaa in uu mar kale shabaqa soo taabto kulanka Liverpool ay soo dhaween doonto Bournemouth.

“aad baan ugu hami weynaha waxaana u heystaa jaanis aan ku noqdo xidiga ugu goolasha badan” ayuu yiri Coutinho.

“Liverpool waa koox wanaagsan, waxaan kusoo biiray mar shaqsi walba uu isoo dhaweenayey jeceel ay ii qabaan awgii, waxaa ay leeyihiin ilaalo wanaagsan, taageeraal qadarin mudan, waana koox aad u dagaalanta jecelna in ay had iyo jeer guuleysato” ayu kusii dara Coutinho.

“run ahaantii waxan ku fakiraynaa in aan sii wadano wadada guulasha sidoo kale waxaan ku hami weynahay in aan ku guuleysano tartano kala duwan, waana sababta keentay in aan baaqi ksuii ahaado kooxda Liverpool”.

‘I really think we’re returning to a period where we can achieve greatness and win titles. That’s the reason why I was attracted to stay here at Liverpool.

‘Getting into the Champions League is very important for the club and obviously it’s our aim. All the games are like finals now if we are going to achieve it. There are still a lot of points available to us and we need to win as many as we can.’

Juninho oo ah xidiga rikoorkan heysta ayaa wuxuu sameeyay rikoorkani xili ciyaareykii 2003/04 kaasoo goolkiisa 29-aad dhaliyay xiligaasi.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *