Home » Europe » RASMI: Liiska Musharaxiinta Da’yarka Xili Ciyaareedka Premier League Oo Lasoo Saaray, Ayaase Ku Jira Liiska?

RASMI: Liiska Musharaxiinta Da’yarka Xili Ciyaareedka Premier League Oo Lasoo Saaray, Ayaase Ku Jira Liiska?

Si la mid ah musharaxiinta xidiga ugu fiican Premier League xili ciyaareedka abaalmarinta ay bixiyaan ururka xirfadlayaasha kubadda cagta ee horyaalka ayaa lasoo saaray liiska musharaxiinta da’yarka ugu fiican isla abaalmarinta ay bixiyaan ururka.

Waxaa jira laba ciyaartoy oo labada dhinacba ku jira kuwaas oo da’dooda ay ka saaciday iney labada meelba kasoo wada muuqdaan waana Romelu Lukaku iyo Harry Kane oo xili ciyaareedkaan muujiyay awood dheeri ah.

Dele Alli ayaa kasoo muuqday liiskaan, si la mid ah da’yarka Burnley daafaca kaga ciyaara Micheal Keane iyo goolhayaha Sunderland Pickford.

Saxiixa cusub ee Manchester City – Leroy Sane ayaa kasoo muuqday kaas oo si fiican ugu lug yeeshay kulamada kooxdiisa.

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *