Home » Horyaalada » Romelu Lukaku Oo Bartiisa Twitter-ka Ku Shaaciyay Arin Ay Ku Farxaan Chelsea Xili Manchester United Ay ka Xumaatay Qoraalkaasi

Romelu Lukaku Oo Bartiisa Twitter-ka Ku Shaaciyay Arin Ay Ku Farxaan Chelsea Xili Manchester United Ay ka Xumaatay Qoraalkaasi

Romelu Lukaku ayaa muujinaya in uu doonaya in uu dib ugu laabto kooxda uu kusoo indha qaaday ee Chelsea  kaasoo fariin qadarin u muuqata soo dhigay bartiisa Twitter-ka.

Weeraryahanka kooxda Evertoon ayaa ku jira xidigaha hogaaminaya shaxda ugu wanaagsan horyaalka premier league kaasoo si weyn ay u dooneysay kooxda Manhester united xili ay xusid mudantahay in Evertoon ay ku dadisay kooxda Chelsea taasoo goaansatay in uu ku biiro Red Devils.

xidigan reer Belgium ayaa Chelsea Goodison Park afar sano kaga maqan balse aaminsan in uu dib ugu laaban doono galbeedka london kaasoo dib ugu midoowi doono garoonka Stamford Bridge.

Balse xidigan ayaa bartiisa Twitter-ka ku shaaciyey in uu doonayo in uu dib ugu laabto gegada Stamford Bridge kaasoo iska diiday kooxda Red devils in uu u dhaqaaqo

ka dib markii 24-gool uu ka dhaliyay horyaalka premier league Luakku ayaa kasoo muuqday shaxda ugu wanaagsan horyaalka premier league kaasoo niyad dhis weyn u noqon doonta.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *