Home » Horyaalada » Saadaasha Khabiirka Sky Sports Kulamada Semi Finalka FA Cup-ka & Kulamada Premier League-ga Ee Isbuucaan.

Saadaasha Khabiirka Sky Sports Kulamada Semi Finalka FA Cup-ka & Kulamada Premier League-ga Ee Isbuucaan.

Khabiirka Sky Sports Paul Merson ayaa markaan sameynaya sadaashiisa ku aadan labada tartan ee FA Cup-ka iyo horyaalka Premier League oo si wadajir ah loo ciyaari doono todobaadkaan.

Paul wuxuu guul siiyay Manchester United oo xalayto si dhib badan semi finalka Europa League ku tiigsatay markii ay 2-1 kaga badiyeen Anderlecht, sidoo kale Paul wuxuu saadaaliyay in Chelsea ay tiigsan doonto finalka FA Cup isagoo qaba iney 2-1 kaga badin karto Tottenham Hotspur.

Sidoo kale wuxuu qabaa Paul inuu Pep Guardiola 3-1 ku xasuuqi doono dhigiisa Arsene Wenger, kulanka dhici doona Axadda.

Dhanka kalana wuxuu guul siiyay Liverpool oo garoonkeeda Anfield Road ku qaabileysa Crystal Palace.

SAADAASHA PAUL MERSON EE FA CUP-KA:

Chelsea 2 – 1 Tottenham

Arsenal 1 – 3 Man City

SAADAASHA PAUL MERSON EE EPL-KA

Liverpool 3 – 2 Crystal Palace

Burnley 1 – 2 Man Unitedy

Hull City 3 – 1 Watford

Swansea City 2 – 1 Stoke City

Bournemouth 3 – 1 Middlesbrough

West Ham 1 – 1 Everton

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *