Home » Europe » Saadaasha Khabiirka Sky Sports Paul Merson Kulamada 32-aad Ee Horyaalka Ingiriiska Isbuucaan, Ayuu Guulo Siiyay?

Saadaasha Khabiirka Sky Sports Paul Merson Kulamada 32-aad Ee Horyaalka Ingiriiska Isbuucaan, Ayuu Guulo Siiyay?

Paul Merson oo ka tirsan Sky Sports ayaa todobaad walba saadaaliya natiijooyinka horyaalka EPL-ka inkastoo uu yahay shaqsi inta badan saxa kooxaha guulaha hela walow aysan badneyn inuu saxo farqiga lagu kala badiyo.

Todobaadkaan kooxo waaweyn ayuu guulo u diiday oo ay ka mid tahay Manchester United, Arsenal & Liverpool kuwaas oo kulamo lakala leh Stoke City, Crystal Palace iyo Sunderland.

Hadii saadaasha Merson ay rumowdo Liverpool waxey lumin doontaa booska 3-aad, halka Arsenal iyo United ay halkooda sii joogayaan.

Dhanka kale Paul wuxuu guulo waaweyn siiyay Chelsea, Tottenham Hotspur iyo Manchester City kuwaas oo ka hor imaan doona Watford, Hull City Iyo Bournemouth.

Wuxuu qabaa in Blues ay talaabo hormar leh usii qaadi doonto hanashada horyaalka Premier League, halka Spurs ay tahay koox aan ka hari doonin.

SAADAASHA PAUL MERSON EE ISBUUCAAN

KULAMADA SABTIDA:

Tottenham Hotspur 3 – 0 Watford

Manchester City 3 – 0 Hull City

Middlesbrough 1 – 2 Burnley

Stoke City 1 – 1 Liverpool

West Bromwich Albion 2 – 0 Southampton

West Ham United 1 – 1 Swansea City

AFC Bournemouth 1 – 3 Chelsea

KULAMADA AXADDA:

Sunderland 1 – 1 Manchester United

Everton 2 – 1 Leicester City

KULANKA ISNIINTA:

Crystal Palace 2 – 2 Arsenal

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

One Response to Saadaasha Khabiirka Sky Sports Paul Merson Kulamada 32-aad Ee Horyaalka Ingiriiska Isbuucaan, Ayuu Guulo Siiyay?

  1. nuur Reply

    7-April-2017 at 7:35 pm


    Totteham 3-1 watford
    man city 2-1 Hull city
    midlesbrough 1-2 burnley
    stoke city 2-3 liverpool
    westbrom 1-1 southampton
    westham 1- 3 swensia city
    sunderland 2-1 man utd
    Everton 2-2 leicester city
    crystal palae 1-4 Arsenal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *