Home » Europe » Champions League » Messi Vs Dybala – Aubameyang Vs Mbappé Safafka Kulanka Monaco Vs Borussio Dortmund – Barcelona Vs Juventus Oo Lagu Dhawaaqay

Messi Vs Dybala – Aubameyang Vs Mbappé Safafka Kulanka Monaco Vs Borussio Dortmund – Barcelona Vs Juventus Oo Lagu Dhawaaqay

Monaco ayaa dooneysa in ay kasoo gudubto kooxda Broussio  Dortmund taasoo heysata xidigo haatan dunida ka ayabinaya ee weerarka hore kaga ciyaara.

BVB ayaa ku hami weyn in ay iska xaadiriso Semi-Finalka taratanka champions league taasoo ay xusid mudantahay in kooxda kaliya ee Germany ka socta in ay tahay.

Barcelona ayaa haatan dooneysa in ay mar kale si lama filaan ah uga soo gudubto kooxda reer talyaani ee Juventus taasoo guul 3-0 ka wadata lugtii hore ee ay kusoo wada ciyaareen Torino.

Juve ayaa ah kooxda kaliya ee ka socta dalka talyaaniga taasoo dooneysa in ay daafacdo sharafta dalka talyaaniga.

Shaxda Oo Dhameestiran:

Monaco Vs Borussio Dortmund

Image result for Monaco Vs Borussia Dortmund

Monaco:

Subašić; Touré, Glik, Jemerson, Mendy; Moutinho, Bakayoko; Silva, Lemar; Falcao, Mbappé.

Borussio Dortmund:

Bürki; Piszczek, Ginter, Sokratis, Durm; Weigl, Şahin; Reus, Kagawa, Guerreiro; Aubameyang.

 

Barcelona Vs Juventus

Image result for Barcelona Vs Juventus

Barcelona:

Ter Stegen; Roberto, Piqué, Umtiti, Alba; Busquets, Iniesta, Rakitić; Messi, Suarez, Neymar.

Juventus:

Buffon; Dani Alves, Bonucci, Chiellini, Alex Sandro; Khedira, Pjanic; Cuadrado, Dybala, Mandzukic; Higuain.

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *