Home » Europe » Champions League » Safafka Rasmiga Ee Kooxaha Atletico Madrid iyo Bayer Leverkusen Oo Lasoo Saaray

Safafka Rasmiga Ee Kooxaha Atletico Madrid iyo Bayer Leverkusen Oo Lasoo Saaray

Kooxaha Atletico Madrid iyo Bayer Leverkusen ayaa wada ciyaaraya lugta labaad ee horyaalada qaarada yurub wareegiisa 16-ka.

Atletico Madrid ayaa guul 4-2 ka wadata dhigeeda  Bayer Leverkusen lugtii hore ay isa soo arkeen kooxahan.

Bayer Leverkusen ayaa dooneysa in ay kasoo gudubto wareega xiga ee tartanka halka Atletico Madrid ay dooneyso in ay iska bar bareyso kooxaha reer Spain ee Real Madrid Iyo Barcelona kuwaasoo usoo gudbay warega xiga ee tartanka.

Hadaba Waa Kuwaan Safafka Rasmiga Ah Ee Kooxaha Atletico Madrid iyo Bayer Leverkusen.

Atletico Madrid: Oblak, Vrsaljko, Gimenez, Godin, Lucas, Saul, Thomas, Koke, Carrasco, Correa, Griezmann.
Keydka: Miguel Moya, Torres, Savic, Cerci, Juanfran, Gaitan, Moreno.

Bayer Leverkusen: Leno, Hilbert, Jedvaj, Dragovic, Wendell, Bellarabi, Baumgartlinger, Kampl, Brandt, Volland, Hernandez.
Keydka: Ozcan, Bailey, Mehmedi, Pohjanpalo, Aranguiz, Da Costa, Yurchenko.

Garsoore: Sergei Karasev (Russia)

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *