Home » Horyaalada » Sawiro: Sidee Ayey Juventus Ugu Dabaal Dagtay Hanashada Coppa Italia Kadib Guushii Ay Ka Gaartay Lazio.

Sawiro: Sidee Ayey Juventus Ugu Dabaal Dagtay Hanashada Coppa Italia Kadib Guushii Ay Ka Gaartay Lazio.

Juventus ayaa ku guuleysatay Coppa Italia markii sadexaad oo xiriir ah kadib guushii ay garoonka Olympico Stadium kaga gaareen Lazio ciyaar ku dhamaatay 2-0.

Dani Alves iyo Leanardo Bonucci ayaa laba gool soo taabsiiyay shabaqa Lazioq eybtii hore ciyaarta taasoo kaga filnaatay Bianconerri iney hanato Coppa Italia waxeyna haatan baadi goob u gali doontaa iney dhameysirto sadexley koobab ah oo ay ku fashilmeen sanadkii 2015. 

Allegri ayaa u dabaal dagaya markii sadexaad inuu Juventus u hogaamiyo koobkaan, Dhanka kale The Old Lady waxey u baahan tahay sadex dhibcood iney hesho labada kulan ee kaga haray horyaalka Serie A-da iyadoo markii lixaad oo xiriir ah u dabaal dagi karta.

DAAWO SAWIRADA DABAAL DAGGA JUVENTUS:

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *