Home » Europe » Champions League » Seddex Ka Mid Ah Xidigaha Bayern Munich Oo Weerar Ku Qaadeen Garsoorihii Dhax Dhaxaadinayey Ciyaartii Ay Bayern Guul Darada Kala Soo Kulantay Kooxda Real Madrid

Seddex Ka Mid Ah Xidigaha Bayern Munich Oo Weerar Ku Qaadeen Garsoorihii Dhax Dhaxaadinayey Ciyaartii Ay Bayern Guul Darada Kala Soo Kulantay Kooxda Real Madrid

Xidigaha Bayern Munich ee Arturo Vidal, Robert Lewandowski iyo Thiago Alcantara ayaa lasoo warinaya in ay weerar ka qudeen inta lagu guda jiray daqiqadaha nasiinada qolka labiska ee kooxda Real Madrid kulankii xalay ay Los Blancos guul darada kala kulmeen.

Bayern ayaa 4-2 gool daro ah kala kulantay kooxda Real Madrid kulankii Bernabue ka dhacay kuwaasoo 6-3 isaga macsalaameeyay tartanka qaarada yurub ee Champions league.

Vidal ayaa u muuqday mid si weyn saameen ugu yeeshay ciyaarta ka dib markii uu qaatay calaamada casaanka qeybtii labaad ee ciyaarta taasoo ay Real Madrid kaga faaideysatay fursadaasi.

Three Bayern stars storm ref's dressing room after Real defeat

goolashii soo daaheen uu Cristiano Ronaldo dhaliyay ayaa ahaayeen mid ay real ugu soo gudubto wareega xiga ee tartanka inkastoo gool ka mid ah ay u muuqatay mid garab dhaaf ah sida ay shaashadaha soo qabanayeen.

Three Bayern stars storm ref's dressing room after Real defeat

Seddex ka mid ah ciyaaryahanda kooxda Bayern Munich ayaa weerar waxaa a ku qaadeen agrsoorihii ciyaarta dhax dhaxaadinayey ee lagu magacaawo Viktor Kassai ka dib goolkii uu ansaxiyay ee u muuqatay in ay tahay garab dhaaf balse waxaa sida sharciga ah in uu ansaxinayyo garsooraha waxa uu tilmaamo calan sidaha garabkaasi ka jooga garoonka.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *