Home » Horyaalada » Bundesliga » Shax Laga Sameeyay Xidigo Magac Ku Leh kubada Cagta Ku waa Soo Dhashay Ka Dib Markii UU Ku Soo Biiray Kubada Cagta Halyeeyga Reer Roma Ee Totti

Shax Laga Sameeyay Xidigo Magac Ku Leh kubada Cagta Ku waa Soo Dhashay Ka Dib Markii UU Ku Soo Biiray Kubada Cagta Halyeeyga Reer Roma Ee Totti

Waxaa jira ciyaaryahano da,yar ku waa soo haatan shaqo fiican ka haya kubada cagta qaab ciyaareed cajiib ahna ku jira ku waa soo magac weeyn ku leh kooxohooda ku waa soo dhashay ka dib markii uu ku soo biiray kubadd cagta oo uu bilaabay in uu kulankiisii ugu horeeyay u safto kooxdiisa Roma 24-sano kahor markii uu saftay kulankiisii ugu horeeyay waxaana shaxdaan ka soo muuqday xidigo caan ah waxaana goosha ku soo bilaawday da’yarka AC Milan shabaqa u waardiyeya ee Donaroma shaxda oo dhameeystirana wa

Goolhaye :Gianluigi Donaroma | Milan | 25 February 1999 | 18-sano jir

Daafacyaduna waa :

Kurt Zuma | Chelsea | 27 October 1994 | 22-sano jir

Marquinhos | Paris Saint-Germain | 14 May 1994 | 22-sano jir

Rafael Faaraan | Real Madrid | 25 April 1993 | 23-sano jir

Qadka dhexe:

.Julian Draxler | Paris Saint-Germain | 20 September 1993 | 23-sano jir

.Joshua Kimic | Bayern Munich | 8 February 1995 | 22-sano jir

.Della alli | Tottenham | 11 April 1996 | 20 sano

Saúl Neguise | Atletico Madrid | 21 November 1994 | 22-sano jir

Kingsley Koeman | Bayern Munich | 13 June 1996 | 20 sano

Halka Weerarkuna U Noqondoono

Harry Kane | Tottenham | July 28 19993 | 23-sano jir

Paulo Dybala | Juventus | 15 November 1993 | 23-sano jir

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *