Home » Maxaa Cusub » Shaxda Manchester Cirty Iyo Hull Oo Lagub Dhawaaqay + Aguero Oo Hogaaminaya Safka Kooxda Sky Blue

Shaxda Manchester Cirty Iyo Hull Oo Lagub Dhawaaqay + Aguero Oo Hogaaminaya Safka Kooxda Sky Blue

Manchester City ayaa dooneysa inn ay kasoo kabsato guul daradii soo gaartay dhamaadkii todobaadkan taasoo 2-1 kaga soo adkaatay kooxda hogaaminaysa horyaalka ee Chelsea.

Macalin Pep ayaa go’aansaday in uu hogfaamiyo kooxda David silva taasoo ay xusid mudan tahay in uu joogo kabtanka kooxda ee Kompany kaasoo ku guuldareystay in uu joojiyo weerarada kooxda Chelsea kulankii ay todobaadkii hore ay la ciyaareen.

Shaxda Oo Dhameestiran

Manchester City:

Bravo, Clichy, Stones, Navas, Kolarov, Toure, Delph, Sterling, Silva (c), Sane, Aguero

Keydka:

SUBS | Caballero, Kompany, Zabaleta, Fernando, Nolito, De Bruyne, Iheanacho

Hull City:

Jakupović, Robertson, Dawson, Ranocchia, Elmohamady, Grosicki, N’Diaye, Clucas, Marković, Evandro, Niasse

keydka:?????

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *