Home » Horyaalada » Shaxda Pochettino Uu Lasoo Shartagi Doono Kulanka Ay Chelsea La Ciyaari Doonaan Semi Final-ka Tartanka FA Cup-ka

Shaxda Pochettino Uu Lasoo Shartagi Doono Kulanka Ay Chelsea La Ciyaari Doonaan Semi Final-ka Tartanka FA Cup-ka

Tottenham macalinka hogaamiya ee Mauricio Pochettino ayaa laga dhawrayaa goaanka uu qaado kulanka chelsea uu la ciyaari doono semi finalka taratnka FA Cup-ka todobaadka soo aadan.

Spurs ayaa ku jirto waayo wacan maadaama todobadii kulan u danbeysay ay soo ciyaartay horyaalka premier league ay soo wada adkaatay taasoo isticmaalaysay shax ah 4-2-3-1.

si kastaba Pochettino haatan horrtaal shaqo kasoo doonaya in uu Conte la ciyaaro shaxda uu ku caanka yahay ee 3-4-3 kaasoo la xasuusto in uu kulan ka tirsan horyaalka uu kaga adkaaday.

Hadaba waa tan shaxda uu Pochettino isticmaali doono kulanka chelsea.

How Spurs should line up vs Chelsea: Return to 3-4-3 could be key

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *