Home » Horyaalada » Shaxda Rasmiga Ah Ee Ay Kusoo Wada Gali Doonaan Real Madrid Vs Atheletic Bilbio Oo Lagu Dhawaaqay

Shaxda Rasmiga Ah Ee Ay Kusoo Wada Gali Doonaan Real Madrid Vs Atheletic Bilbio Oo Lagu Dhawaaqay

Real Madrid ayaa la ciyaari doonta kooxda Atheletic Bilbio kulan ka tirsan horyaalka La Liga fiidnimadan.

Real ayaa dooneyso in ay sii dheereesato hogaanka horyaalka amadaama ay haatan hal dhibic ku hor kacayso taasoo ay xusid mudantahay in uu kulan baaqi u yahay halka Barcelon oo kusoo xigto ay ciyaari doonta habeen danbe.

Safafka Rasmiga Ah Ee Ay Kusoo Wada Gali Doonaan Real Madrid Vs Atheletic Bilbio.

Real Madrid:

Navas; Carvajal, Ramos, Nacho, Marcelo; Casemiro, Kroos, Modric; Bale, Benzema, Ronaldo.

Keydka:

 

Atheletic Clup:

Kepa; De Marcos, Laporte, Yeray, Balenziaga; Iturraspe, Beñat; Williams, Raúl García, Lekue; Aduriz.

Keydka:????

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *