Home » Horyaalada » Shaxda Rasmiga Ee Kooxaha Chelsea Iyo Manchester United Oo Lasoo Saaray Xili United Uu Hogaaminayo Rashford

Shaxda Rasmiga Ee Kooxaha Chelsea Iyo Manchester United Oo Lasoo Saaray Xili United Uu Hogaaminayo Rashford

waxaa dhawaan bilaaban doona kulanka aad lo wada sugayey ee u dhaxeeya kooxaha Chelsea iyo Manchester United kuwaasoo ku wada balan san garoonka Stamford Bridge ee galbeedka London.

Chelsea ayaa dooneysa in ay sii wadato rikoorka guul daro la aanta ah maadaama ay toban kulan aan laga adkaan halka red Devils ay hanqalka U taagayaan in ay tagaan markooda seddexaad garoonka Wembley xili ciyaareydkan.

ciyaarta ayaa la baasan doonaa 10:45-pm caawa.

Hadaba Waxaa Lasoo Saray Shaxda Rasmiga ee kooxaha Chelsea Iyo Manchester United.

Chelsea: Courtois; Azpilicueta, David Luiz, Cahill (c); Moses, Kante, Matic, Alonso; Willian, Diego Costa, Hazard.

 

Keydka :Begovic, Terry, Zouma, Chalobah, Fabregas, Pedro, Batshuayi.

Manchester United: De Gea; Jones, Smalling, Rojo; Valencia, Herrera, Pogba, Darmian; Young, Mkhitaryan, Rashford.

Keydka: Romero, Bailly, Blind, Carrick, Fellaini, Lingard, Mata.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *