Home » Horyaalada » Shaxda Rasmiga Kooxaha Liverpool Iyo Everton Oo Lasoo Saaray Coutinho Iyo Ferminho Oo Si Wada Jir Ah Ugu Soo Bilaawday Safka Liverpool

Shaxda Rasmiga Kooxaha Liverpool Iyo Everton Oo Lasoo Saaray Coutinho Iyo Ferminho Oo Si Wada Jir Ah Ugu Soo Bilaawday Safka Liverpool

Macalin Jurgen Klopp ayaa goaansaday inuu si wada jir ah ugu soo bilaabo ciyaaryahanada reer Brazil ee Cotinho iyo Ferminho kuwaasoo kusoo xiiqmeen isreeb reebka koobka aduunka.

liverpool ayaa tabeysa lalana oo ah xidiga ugu halista badan kooxda Liverpool kaasoo wacdaro ka sameynaya horyaalka Premier league xili ciyaareydkan balse amcalin Klopp ayaa doonayaa in uu tuso in uu ka maarmo xidigan.

Everton ayaa dooneyso in ay iska soo xaadiriso kaalinta afaraad inta uusan idlaan xili ciyaareydkan taasoo rajo weyn ka qabta in ay ciyaarto tartamada qaarad yurub qaasatan tartanka Champions league.

Hadaba Waa Kuwaan Safafka Rasmiga Ay Liverpool Iyo Everton Kusoo Wad Bilaawdeen.

LIVERPOOL:

Mignolet, Clyne, Matip, Lovren, Milner, Lucas, Can, Wijnaldum, Mane, Coutinho, Firmino.

KEYDKA:

Karius, Klavan, Moreno, Alexander-Arnold, Grujic, Woodburn, Origi

EVERTON:

Robles, Holgate, Williams, Jagielka, Pennington, Baines, Davies, Gana, Barkley, Lewin, Lukaku.

KEYDKA:

Steklenburg, Kone, Mirallas, Barry, Valencia, Lookman, Kenny.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *