Home » Horyaalada » Super Mario Balotelli Oo Sheegay In Uu Dib Ugu Soo Laaban Doono Tartanka Champions League

Super Mario Balotelli Oo Sheegay In Uu Dib Ugu Soo Laaban Doono Tartanka Champions League

Mario Balotelli ayaa Rajeynaya in uu baaqi kusi ahaado Nice xili ciyaareydka soo aadan kaasoo ay kooxda Nice ciyaari doonta tartanka Champions league.

Lucien Favre ayaa ku guuleystay 3-1 kulankii maalinta sabtida ahayd ay ciyaareen waxaana xusid mudan xidigan reer talyaani in uu bedel kaga baxay ciyaartaasi.

wuxuuna mar kale soo bandhigay shaqsyadiisa waxa u garka ah kaasoo sagaalkii kualn uu saftay 14-jeer shabaqa soo taabtay.

Balotelli ayaa lagu yaqaan dabci xumo daqiiqada garoonka lagu jiro kaasoo afka la gala garsoorayaasha iyo xidigaha kasoo horjeeda waxaana xusid mudan in xidigan uu kasoo ciyaaray horyaalo kala duwan sida Seria A Iyo Premier League.

Super Mario ayaa ka dhawaajinayaa in uu u ciil qabo ka qeyb galka tartanka qaarada yurub ugu xiisaha badan ee Champions league akasoo ciyaari doona xili ciyaareydka soo aadan sida uu ka dhawaajiyey xidigan.

 

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *