But the sculpture, located on the banks of the Rio de la Plata as part of a ‘Glory Walkway’ honouring Argentine sports stars, was cut in half in unclear circumstances.

Maamulka magaalada ayaa ka warbixiyay isla markaana sheegay in fal arxan darro ah ay aheyd in la dhaawaco taalada lagu sharfay mid ka mid ah ciyaartoyda ugu waaweyn sidoo kalana waxey balan qaadeen iney ka shaqeyn doonaan sidii ay u dayactiri lahaayeen.

Si la mid ah Messi waxey ku dhacday halyeyga ciyaarta barafka Luciana Aymar, xidigaha tennis-ka ku caan baxay ee Gabriela Sabatini iyo Guillermo Vilas, San Antonio Spurs idol Manu Ginóbili iyo sidoo kale xidigii hore ciyarta Formula One Juan Manuel Fangio.