Home » Europe » Champions League » “Uma Qlamaan In Ay Xirtaan Fanaanada Kooxda Barcelona” Rio Ferdinand Oo Ka Dib Ciyaarta Daleeceen U Jeediyay Xidigo Ka Tirsan Kooxda Bracelona

“Uma Qlamaan In Ay Xirtaan Fanaanada Kooxda Barcelona” Rio Ferdinand Oo Ka Dib Ciyaarta Daleeceen U Jeediyay Xidigo Ka Tirsan Kooxda Bracelona

Halyeeygii hore kooxda Manchester United Rio Ferdinand ayaa daleeceen dusha u saaray shan ama lix xidig u ciyaarta kooxda Barcelona ka dib ciyaartii 3-0 ay Juva kala kulmeen lugta koowaad tartanka Champions legaue.

Qeybta hore ee ciyaarta Paulo Dybala ayaa labo gool ka dhaliyay halka goolka kale daqiiqadii 55-aad ee ciyaata uu Giorgio Chiellini madaxa ugu shubay kooxda Barca taasoo faaido u ah kooxda juve xili lugta labaad ay booqan doonaan garoonka Camp Nou.

waxaa uu fakirkiisa ku cabiray Ferdinand sida Luis Enrique uu ciyaartoyda kooxda Barca ula dhaqmay iyo sida ay u guuleysan waayeen.

Rio Ferdinand tears into FIVE Barcelona players after defeat at Juventus

“waxaa jiro ciyaaryahano badan oo halkaan jooga waana ogsoontihiin, lama heli karin in ay Barcelona u ciyaaraan seddex sano ka hor” waxaa uu ku dhawaaqay magacyo badan mar uu wareysi siinayey BT Sport.

“waxaa jira shan ama lix ciyaaryahan aan u qalmin in ay u ciyaaraan kooxda ama ay xirtaan fanaanada kooxda, sida ay u ciyaarayaan, xirfadooda, ma ahan mid soo jiidasho leh”

Rio Ferdinand tears into FIVE Barcelona players after defeat at Juventus

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *