Home » Horyaalada » Uma Socdo Premier league… Seria A … La Liga & Roberto Mancini Oo Albaabada U Furi Doona koox Kale

Uma Socdo Premier league… Seria A … La Liga & Roberto Mancini Oo Albaabada U Furi Doona koox Kale

Roberto Mancini ayaa kula guuleystay kooxda Manchester City horyaalka Premier league balse iska diiday in uu dib ugu soo laabdo dalka England ama horyaalka Chinese Super League.

Macalinkan reer talyaani ayaa hore xulka Italy kula soo guuleystay tartanka aduunka ee sanadii 1990-ka sidoo kale muddo ku sugan kooxda reer Scottish ee Celtic.

Mancini ayaa seddex xili ciyaareyd iyo bar ku sugnaa kooxda Sky Blue kaasoo 2011-2012-kii hantay horyaalka premier league xili la xasuusto in xiligaasi ay waqtiga ugu danbeeyay City uu gool u dhaliyey Aguero.

Former Man City boss Mancini not looking for Premier League return but opens Celtic door

 

Waxaa si weyn looga baadi goobayaa qaarda yurub kaasoo la xasuusto in Leicester City ay tahay kooxda sida wayn u baadi goobaysay macalinkan ka dib markii uu shaqada isaga tagay Claudio Ranieri.

Si kastaba Mancini ayaa wali looga gacan haatinayaa dalka England iyo Chine kaasoo haatan goaansaday in uu heshiis cusub la galo kooxda uu haatan ku suganyahy ee Celtic.

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *