Home » Horyaalada » France League I » Waa Kee Xidiga Hogaaminaayo Gooldhalinta Horyaalka League 1.

Waa Kee Xidiga Hogaaminaayo Gooldhalinta Horyaalka League 1.

Horyaalka League 1 dalka Faransiiska gooldhalintiisa waxaa hogaaminaya xidiga heerka caalami ee reer Uruguay iyo kooxda PSG ee Edison Cavani.

Laacibka weerarka kaga ciyaara kooxda PSG ayaa ku horkacaya gooldhalinta horyaalka wadanka Faransiiska 27 gool.

Xidigan ayaa 27-ka gool u kala dhaliyey sida tan: Cavani ayaa 19 gool ku dhaliyey cagta midig, waxa uu 4 gool ku dhaliyey cagta bidix,  3 gool waxa uu ku dhaliyey madax halka gool kalena uu ku dhaliyey qeyb kaloo ka mid ah jirkiisa.

Cavani ayaa xilli ciyaareedkan soo bandigay qaab ciyaareed aad u sareeya isgoona ku raaxeysanaya gooldhalinta horyaalka League 1 ee dalka France.

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *