Home » Europe » Champions League » Waa kuma shanta xiddig ee isugu soo hari kara kama dambeysta abaalmarinta Ballon d’Or 2017?

Waa kuma shanta xiddig ee isugu soo hari kara kama dambeysta abaalmarinta Ballon d’Or 2017?

Waxaa jira fursad dhif ah oo ay dunida kubada cagta ka qabto in ciyaartooy aan aheyn Cristiano Ronaldo uu ku guuleysto abaalmarinta Ballon d’Or.

Xilli tiro ka mid ah ciyaartoyda yurub ay bilaabeen diyaargarowga ciyaaryaha isreebreebka koobka addunka ee ka dhacaya Russia, haddana waxaa jirta hadal heyn badan oo ku aadan magaca ciyaaryahanka ku guuleysan kara abaalmarinta Ballon d’Or.

Sidaa darteed, waxaan qiimeyn doonaa ciyaartooyda marxalada wanaagsan kujirtay sannadkaan 2017, kuwaasoo loo arkayo ciyaartooyda ku tartami kara abaalmarintaan.

Ballon d’Or markale ma noqon karaa dagaal kale oo u dhexeeya Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi? Labada ciyaaryahan ayaa ku guuleysanayay abaalmarintaan sagaalkii sano ee lasoo dhaafay.

Halkan waxaa ku soo gudbin doonaa shan ciyaartooy oo sannadkaan  la qiyaasayo in ay ku tartamaan abaalmarintan Ballon d’Or.

#1 Cristiano Ronaldo

#2 Sergio Ramos

#3 Gianluigi Buffon

#4 Lionel Messi

#5 N’Golo Kante

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

One Response to Waa kuma shanta xiddig ee isugu soo hari kara kama dambeysta abaalmarinta Ballon d’Or 2017?

  1. omar Reply

    29-July-2017 at 10:11 am


    cristiyan ronaldo ayaa ku guulaysanaay yaa lees daalin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *