Home » Horyaalada » Bundesliga » Waa Kuwe 11-ka Ciyaaryahan Ee Ugu Wanaagsan Kubada Cagta Dhanka Qadka Dhexe Haatan Lajoogo

Waa Kuwe 11-ka Ciyaaryahan Ee Ugu Wanaagsan Kubada Cagta Dhanka Qadka Dhexe Haatan Lajoogo

Haatan la joogo waxaa jira ciyaartooy farabadan oo ka dheela kubada cagta ku waa soo aan wax taya ah laheeyn marka loo eego sanado ka hor sidii eey kubadu eheed taa soo loo aaneyo in kubadu eey isku badashay dhaqaale ama meel loo soo shaqo tago oo qof walba oo awood leh uu u soo doonto shaqo balse taas badalkeda waxaa jira xirfadlayaal fara ku tiris ah ku waa soo ka xamaasha kubada cagta aadna ugu xarakooda kubada marka eey wataana uuna  ku raxeeysto qof walba oo daawanaaya xataa hadii uusan jecleeyn kooxda uu laacibkaasi  ka tirsan yahay hadaba waxaan idinla wa daagi doonnaa xidigo ilaa iyo 11-garaaya ku waasoo laga kala xushay kooxaha ugu waaweeyn Yurub ku waa soo tayo iyo kubado wanaagsan soo bandhiga marka eey timado maamulida qadka dhexe oo loo arko in eey tahay shaqada ugu adag kubada cagta taaso 50% ah kbada quruxdeeda iyo meelaha laga qiimeeyo kooxaha .

shaxdan aya noqon doonta mid eey ku qancaan intabadan aqristayaasha iyo dadka nagu tixan waxaana noogu reebi kartaa fikirkaaga qeeybta hoose adoo mahad san .

 

11. ARTURO VIDAL

 

10. JAVIER MASCHERANO

 

9. TONI KROOS

 

8. JAMES RODRIGUEZ

 

7. DAVID SILVA

 

6. MESUT OZIl

 

5. LUKA MODRIC

 

4. SERGIO BUSQUETS

 

3. ANDRES INIESTA

 

2. PAUL POGBA

 

1. IVAN RAKITIC

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *