Home » Horyaalada » Bundesliga » Waa Kuwe Macalimiinta Ugu Mushaaraadka Badan Dunida

Waa Kuwe Macalimiinta Ugu Mushaaraadka Badan Dunida

Hadii uu C.Ronaldo Yahay ciyaaryahanka Ugu mushaaraadka badan dhamaan laacibiinta ka xamaasha kubada cagta si lamid ah maamulihisii hire oo eey isku wadanka yihiin Jose Mourinho ayaa isna ka soo muuqday liiskaan 

hadaba waxaan idinla wadaagi doonnaa liiska 5-ta tababare ee ugu mu shaaradka badan inta maamusha kubada cagta

waxaana hogaaminaaya liiskaan Ninka Haalada qalafsan ee Jose Mourinho Sidookale waxaa kujira liiskaan oo kaalinta 5-naad kaso tiigsaday ninka  eey xifaaltamaan ee Man City Maamula ee Pep Guardiola 

liskaan oo dhameeystiran ayaa noqondoona sidatan

 

1 – Jose Mourinho (Manchester United) 28 million euros ayuu sanadii mushar ahaan u qaataa

 

2. Marcello Lippi (CHINA) 23.5 million euros.ayuu sanadii mushar ahaan u qaataa

3. Laurent Blanc (without a team) 20 million euros.ayuu sanadii mushar ahaan u qaataa

 

4. Carlo Ancelotti (Bayern Munich) 15.8 million euros.ayuu sanadii mushar ahaan u qaata

5. Pep Guardiola (Manchester City) 14.5 million euros.ayuu sanadii mushar ahaan u qaataa

 

 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *