Home » Horyaalada » Bundesliga » Waa Kuwee Saxiixyadii Waalida Ahaa Ama Eey Kubada Cagtu U Aqoonsatay Qiyaanooyinkii Ugu Weeynaa Ee Aan Abid La hilmaamin Doonin

Waa Kuwee Saxiixyadii Waalida Ahaa Ama Eey Kubada Cagtu U Aqoonsatay Qiyaanooyinkii Ugu Weeynaa Ee Aan Abid La hilmaamin Doonin

Waxaa  jira saxiixyo fara badan ku waa soo lagu tilmaamo in eey ahaayeen qiyaanooyin  eey sameeyeen kooxaha waaweeyn ee Yurub ka dhisan ama eey ka danbeeyeen ciyaaryahanada qudhoodu taa sii oo aan ula jeedo in laba kooxood oo aad u xifaltama ama cadaw is ku ah in eey kala iib sadaan ciyyaryahan laf dhabar u ah kooxda kale waxaase idiin soo gudbin doonnaa liiska ciyaaryahanadii ugu waaweeynaa eebaan la iloowi doonin abid  waxaana ka mid ah

1.Gonzalo Higuain ka tagay Naples ku biiray  Juventus (2016)

2.Miralem Pjanic ka tagay  Rome ku biiray Juventus (2016)

3.Match Homeless ka tagay  Borussia Dortmund ku biiray Bayern Munich (2016)

4.Robert Levandowski ka tagay  Borussia Dortmund ku biiray Bayern Munich (2014)

5.Mario Götze ka yimid Borussia Dortmund ku biiray Bayern Munich (2013)

6.Robin van Persie ka yimid Arsenal ku biiray Manchester United (2012)

7.Fernando Torres ka yimid Liverpool ku biirayChelsea (2011)

8.Manuel Neuer ka yimid Schalke 04ku biiray Bayern Munich (2011)

9.Fabio Quagliarella ka tagay Naples ku biiray Juventus (2010)

10.Joao Moutinho ka tagay Lisbon ku biiray Porto (2010)

11.Carlos Tevez ka tagay Manchester United ku biiray Manchester City (2009)

12.Zlatan Ibrahimovic ka tagay Juventus ku biiray Inter (2006)

13.William Gallas ka tagay Chelsea ku biirayArsenal (2006)

14.Ashley Cole ka tagay  Arsenal ku biiray Chelsea (2006)

15.Sol Campbell ka tagay Tottenham ku biiray Arsenal (2001)

16.Luis Figo ka tagay  Barcelonaku biiraya Real Madrid (2000)

17.Luis Enrique ka tagay Real Madrid ku biiray Barcelona (1996)

18.Vincenzo Montella ka tagay Genoa ku biray Sampdoria (1996)

19.Michael Laudrup ka tagay Barcelona ku biiray Real Madrid (1994)

20.Eric Cantona ka tagay Leeds ku biirayManchester United (1992)

21.Roberto Baggio ka tagay Fiorentina ku biiray Juventus (1990)

22.Bernd Schuster ka tagay Barcelona ku biiray Real Madrid (1988) iyo markale oo uu ka tagay Real Madridkuna buuray Atletico Madrid (1990)

23.Hugo Sanchez ka tagay Atletico Madrid ku biiray Real Madrid (1985)

24.Johan Cruyff ka tagay Ajax ku biiraya Feyenoord (1983).

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *