Home » Horyaalada » Bundesliga » Waa Kuwee Xidigaha Ku Guulaysan Karo Abaalmarta Kabta Dahabka Sanada 2016/17?

Waa Kuwee Xidigaha Ku Guulaysan Karo Abaalmarta Kabta Dahabka Sanada 2016/17?

https://img.playbuzz.com/image/upload/ar_1.3333333333333333,c_crop/f_auto,fl_lossy,q_auto/c_limit,w_640/v1490617579/

Cristiano Ronaldo, Luis Suarez, iyo Lionel Messi ayaa isku haystay kubada dahabka ee loo yaqaano (Golden Boot) tasoo lasiiyo gooldhaliyaha ugu sareeeyo Europe, waxaa xusid mudan 9kii jeer ee ugu danbaysay inay wadaageen ama ay qaybsadeen xidiha aan kor kusoo xusnay, laakiin sanadaan 2016/17 waxaa jiro xidigo cusub kuwa soo u tartamaya abaalmarintaan.

Waa Kuwaan Tartamayaasha Iyo Sida Ay U Kala Horeeyaan Sanada 2016/17.

  1. Leo Messi (Barcelona): 25 gool / 50 dhincood ayuu heystaa
  2. Bas Dost (Sporting Portugal): 24 gool / 48 dhincood ayuu heystaa
  3. Pierre-Emerick Aubameyang (Borussia Dortmund): 23 gool / 46 dhincood ayuu heystaa
  4. Anthony Modeste (Colonia): 22 gool / 44 dhincood ayuu heystaa
  5. Andrea Belotti (Torino): 22 gool / 44 dhincood ayuu heystaa
  6. Edin Dzeko (Roma): 21 gool / 42 dhincood ayuu heystaa
  7. Robert Lewandowski (Bayern Münich): 21 gool / 42 dhincood ayuu heystaa
  8. Luis Suárez (Barcelona): 21 gool / 42 dhincood ayuu heystaa
  9. Romelu Lukaku (Everton): 21 gool / 42 dhincood ayuu heystaa
  10. Edinson Cavani (PSG): 27 gool / 40,5 dhincood ayuu heystaa

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *