Home » Europe » Warbixin: Waa kuwee 22-ka daafac Ee Ugu Goolasha Badan Taariikhda Kubadda Cagta?

Warbixin: Waa kuwee 22-ka daafac Ee Ugu Goolasha Badan Taariikhda Kubadda Cagta?

ayadoo Ramos uu dabaal dagi doono dhalashadiisii 31-aad khamiista, ayaan idiin soo gudbin doonaa daafacyada ugu goolasha badan ee taariikhda kubadda cagta.

Real Madrid kabtankeeda ayaa shabaqa soo taabtay 81-jeer intii uu guda jiray xirfadiisa kubadda cagta, asagoona ah qof aan la ilooni karin marka laga hadlo ciyaartoyda ia ciyaara daafaca danbe, balse halkee ayuu kasoo galay booska daafacyada ugu goolasha badan.

22. Sergio Ramos

SSC Napoli v Real Madrid CF - UEFA Champions League Round of 16: Second Leg

tirada goolasha: 81

kooxahii uu dhaliyay:Sevilla and Real Madrid

wadankii uu matalay: Spain

21. Frank de Boer

Frank de Boer of Barcelona

tirada goolasha: 82

kooxahii uu dhaliyay: Ajax, Barcelona, Galatasaray, Rangers and Al Rayyan

wadankii uu matalay: The Netherlands

20. Bernard Dietz

FUSSBALL: DFB POKAL 02/03, HSV - MSV DUISBURG 2:0

tirada goolasha: 86

kooxahii uu u dhaliyay: MSV Duisberg and Schalke

wadankii uu matalay: West Germany

19. Gary Lloyd

Dfh

tirada goolasha: 90

kooxahii uu u dhaliyay: Llanelli and Barry Town

wadankii uu matalay: Wales (at B level)

18. Dick Schneider

gdg

tirada goolasha: 92

kooxahii uu dhaliyay: Go Ahead Eagles, Feyenoord, Vitesse Arnhem and FC Wageningen

wadamadii uu matalay: the Netherlands

17. Ian Harte

Leeds v Forest Ian Harte

tirada goolasha: 97

kooxahii uu u dhaliyay: Leeds United, Levante, Carlisle United, Reading and Bournemouth

wadanka uu matalay: Republic of Ireland

16. Rafael Albrecht

sfd

tirada goolasha: 98

kooxahii uu u dhaliyay: Estudiantes, San Lorenzo, Club Leon and Atlas

wadankii uu matalay: Argentina

15. Manfred Kaltz

SV Darmstadt 98 v Hamburger SV

tirada goolasha: 100

kooxahii uu u dhaliyay: Hamburg and FC Mulhouse

wadankii uu matalay: West Germany 

14. Juan Domingo Rocchia

tirada goolasha: 101

kooxahii uu u dhaliyay: Racing Club and Ferro Carril Oeste

wadankii uu matalay: Argentina

13. Sinisa Mihajlovic

Sinisa Mihajlovic of Lazio

tirada goolasha: 104

kooxahii uu u dhaliyay: Borovo, Vojvodina, Red Star Belgrade, Roma, Sampdoria, Lazio and Inter Milan

wadankii uu matalay: Yugoslavia

12. Edgardo Bauza

The coach of Ecuador's Liga Deportiva Un

tirada goolasha: 108

kooxahii uu u dhaliyay: Rosario Central, Atletico Junior, Independiente and Vera Cruz

wadankii uu matalay: Argentina

11. Franck Suazee

Franck Sauzee of Hibemian

tirada goolasha: 111

kooxahii uu u dhaliyay: Sochaux, Monaco, Marseille, Atalanta, Strasbourg, Montpellier and Hibernian

wadankii uu matalay: France

10. Steve Bruce

Steve Bruce of Manchester United

tirada goolasha: 113

kooxahii uu u dhaliyay: Gillingham, Norwich City, Manchester United and Birmingham City

wadankii uu matalay: England (at youth level)

9. Marcus “Tulio” Tanaka

Netherlands v Japan: Group E - 2010 FIFA World Cup

tirada goolasha: 114

koxahii uu dhaliyay: Sanfreece Hiroshima, Mito HollyHock, Urawa Red Diamonds and Nagoya Grampus

wadankii uu matalay: Japan

8. Franz Beckenbauer

Franz Beckenbauer of New York Cosmos

tirada goolasha: 120

koxahii uu u dhaliyay: Bayern Munich and New York Cosmos

wadankii uu matalaty: West Germany

7. Roberto Carlos

Real Madrid v Racing Santander

tirada goals: 122

kooxaha uu u dhaliyay: Palmeiras, Inter Milan, Real Madrid, Fenerbahce, Corinthians and Anzhi Makhachkala

waddankii uu matalay: Brazil

6. Graham Alexander

Hull City v Burnley - Premier League

tirada goolasha: 129

kooxihii uu u dhaliyay : Scunthorpe United, Luton Town, Preston North End and Burnley

waddankii uu mataly: Scotland

5. Paul Breitner

World Cup 1982 Germany v Italy

tirada goolasha uu dhaliyay: 131

kooxiha uu u dhaliyay: Bayern Munich, Real Madrid and Eintracht Braunschweig

waddankii uu matalay: West Germany

4. Laurent Blanc

Laurent Blanc of Manchester United

tirada goolasha: 152

kooxaha uu u dhaliyay: Montpellier, Napoli, Nimes, Saint-Etienne, Auxerre, Barcelona, Marseille, Inter Milan and Manchester United

waddankii uu matalay: France

3. Fernando Hierro

Fernando Hierro of Real Madrid stock

tirada goolasha: 163

kooxaha uu dhaliyay: Valladolid, Real Madrid, Al Rayyan and Bolton Wanderers

wadanka uu matalay: Spain

2. Daniel Passarella

tirada goolasha: 175

kooxaha uu u dhaliyay: Sarmiento, River Playe, Fiorentina, Inter Milan and River Plate

wadanka uu matalay: Argentina

1. Ronald Koeman

KOEMAN BARCELONA

tirada goolasah: 253

kooxihii uu u dhaliyay: Gronigen, Ajax, PSV Eindhoven, Barcelona and Feyenoord

wadankii uu matalay: The Netherlands 

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *